Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa goor dhow oo caawa fiidnimadii ah waxaa laga maqlay bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob joogayaal ayaa ku waramay in qaraxa oo loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro lagu weeraray hoy ay degan tahay Guddoommiyaha ururka Haweenka Gobolka Bay oo ku yaalla xaafada Wadajir … Continue reading Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Wararkii ugu dambeeyey